Dooro podcast:
Selecteer een podcast:
Ballan samaynta (A)
Een afspraak maken (A)
Taalniveau: A1
Mudane Bashir wuxuu la hadlayaa kaaliyaha dhakhtarka guud. Wuxuu rabaa inuu ballan sameeyo. Waxaad dhageysanaysaa wada hadalka oo waxaad baranaysaa erayo cusub.
Meneer Bashir belt met de assistente voor de huisarts. Hij wil een afspraak maken. Je luistert naar het gesprek en je leert nieuwe woorden.
Ballan samaynta (B)
Een afspraak maken (B)
Taalniveau: A1
Wada hadalkii Mudane Bashir iyo kaaliyaha ayaa sii socda. Waxaad dhageysanaysaa wada hadalka oo waxaad baranaysaa hab dhaca luqadda.
Het gesprek tussen meneer Bashir en de assistente gaat verder. Je luistert naar het gesprek en je leert over het ritme van de taal.
Ballan samaynta (C)
Een afspraak maken (C)
Taalniveau: A1
Waxaad dhageysanaysaa wada hadalka oo dhan ee u dhexeeya Mudane Bashir iyo kaaliyaha. Waxaad baranaysaa erayo cusub iyo sida su’aalaha loo weydiiyo.
Je luistert naar het hele gesprek tussen meneer Bashir en de assistente. Je leert nieuwe woorden en je oefent met vragen stellen.
Qolka Sugitaanka (A)
De wachtkamer (A)
Taalniveau: A1
Mudane Bashir wuxuu galayaa qolka sugitaanka. Wuxuu la hadlayaa haweeney. Waxaad dhageysanaysaa wada hadalka oo waxaad baranaysaa erayo cusub.
Meneer Bashir komt in de wachtkamer. Hij heeft een gesprek met een mevrouw. Je luistert naar het gesprek en je leert nieuwe woorden.
Qolka Sugitaanka (B)
De wachtkamer (B)
Taalniveau: A1
Wada hadalkii Mudane Bashir iyo haweeneyda ayaa sii socda. Waxaad dhageysanaysaa wada hadalka oo waxaad baranaysaa hab dhaca luqadda.
Het gesprek tussen meneer Bashir en de mevrouw gaat verder. Je luistert naar het gesprek en je leert over het ritme in de taal.
Qolka Sugitaanka (C)
De wachtkamer (C)
Taalniveau: A1
Waxaad dhageysanaysaa wada hadalka oo dhan ee u dhexeeya Mudane Bashir iyo haweeneyda. Waxaad baranaysaa erayo cusub oo waxaad ku celinaysaa ku dhawaaqidda erayada.
Je luistert naar het hele gesprek tussen meneer Bashir en de mevrouw. Je leert nieuwe woorden en je oefent met de uitspraak.
Dhakhtarka Ilkaha (A)
De tandarts (A)
Taalniveau: A1
Marwo Hazrat waxay timid dhakhtarka ilkaha. Waxaad dhageysanaysaa wada hadal u dhexeeya dhakhtarka ilkaha iyo Marwo Hazrat oo waxaad baranaysaa erayo cusub.
Mevrouw Hazrat komt bij de tandarts. Je luistert naar een gesprek tussen de tandarts en mevrouw Hazrat en je leert nieuwe woorden.
Dhakhtarka Ilkaha (B)
De tandarts (B)
Taalniveau: A1
Wada hadalkii Marwo Hazrat iyo dhakhtarka ilkaha ayaa sii socda. Waxaad dhageysanaysaa wada hadalka oo waxaad baranaysaa hab dhaca luqadda.
Het gesprek tussen mevrouw Hazrat en de tandarts gaat verder. Je luistert naar het gesprek en je leert over het ritme in de taal.
Dhakhtarka Ilkaha (C)
De tandarts (C)
Taalniveau: A1
Waxaad dhageysanaysaa wada hadalka oo dhan ee u dhexeeya Marwo Hazrat iyo dhakhtarka ilkaha. Waxaad baranaysaa erayo waxaad ku celcelinaysaa faraqa u dhexeeya dhawaaqa P iyo B.
Je luistert naar het hele gesprek tussen mevrouw Hazrat en de tandarts. Je leert nieuwe woorden en je oefent met het verschil tussen de P en de B.
Dhakhtarka qoyska (A)
De huisarts (A)
Taalniveau: A2
Marwo Danso waxay joogtaa dhakhtarka qoyska. Waxay shil ku gashay baaskiilkeeda. Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalka, erayo cusubna waad baranaysaa.
Mevrouw Danso is bij de huisarts. Ze heeft een ongeluk gehad met haar fiets. Je luistert naar het gesprek en je leert nieuwe woorden.
Dhakhtarka qoyska (B)
De huisarts (B)
Taalniveau: A2
Wada hadalka u dhexeeya Marwo Danso iyo dhakhtarka qoyska wuu sii socdaa. Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalka, waxaadna ku tababaranaysaa dhawaaqidda erayo cusub.
Het gesprek tussen mevrouw Danso en de huisarts gaat verder. Je luistert naar het gesprek en je oefent met de uitspraak van nieuwe woorden.
Dhakhtarka qoyska (C)
De huisarts (C)
Taalniveau: A2
Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalkii oo dhan ee u dhexeeya Marwo Danso iyo dhakhtarka qoyska. Waxaad baranaysaa erayo cusub, waxaadna ku tababaranaysaa ka jawaabidda su’aalaha dhakhtarka qoyska.
Je luistert naar het hele gesprek tussen mevrouw Danso en de huisarts. Je leert nieuwe woorden en oefent met vragen beantwoorden van de huisarts.
Farmashiyaha (A)
De apotheek (A)
Taalniveau: A2
Mudane Danso wuxuu joogaa farmashiyaha. Wuxuu soo qaadanayaa dawooyin, wuxuuna la hadlayaa kaaliyaha. Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalka, erayo cusubna waad baranaysaa.
Mevrouw Danso is bij de apotheek. Ze haalt medicijnen op en praat met de assistente. Je luistert naar het gesprek en je leert nieuwe woorden.
Farmashiyaha (B)
De apotheek (B)
Taalniveau: A2
Wada hadalka u dhexeeya Marwo Danso iyo kaaliyaha wuu sii socdaa. Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalka, waxaadna ku tababaranaysaa dhawaaqidda erayada.
Het gesprek tussen mevrouw Danso en de assistente gaat verder. Je luistert naar het gesprek en je oefent met de uitspraak van woorden.
Farmashiyaha (C)
De apotheek (C)
Taalniveau: A2
Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalkii oo dhan ee u dhexeeya Marwo Danso iyo kaaliyaha. Waxaad baranaysaa erayo cusub, waxaadna ku tababaranaysaa su’aalo weydiinta.
Je luistert naar het hele gesprek tussen mevrouw Danso en de assistente. Je leert nieuwe woorden en je oefent met vragen stellen.
Dhakhtarka ilkaha (A)
De tandarts (A)
Taalniveau: A2
Mudane Osman wuxuu yimid dhakhtarka ilkaha. Waxaad dhagaysanaysaa wada hadal u dhexeeya dhakhtarka ilkaha iyo Mudane Osman, erayo cusubna waad baranaysaa.
Meneer Osman komt bij de tandarts. Je luistert naar een gesprek tussen de tandarts en meneer Osman en je leert nieuwe woorden.
Dhakhtarka ilkaha (B)
De tandarts (B)
Taalniveau: A2
Wada hadalka u dhexeeya Mudane Osman iyo dhakhtarka ilkaha wuu sii socdaa. Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalka, waxaadna baranaysaa laxanka luqadda.
Het gesprek tussen meneer Osman en de tandarts gaat verder. Je luistert naar het gesprek en je leert over het ritme in de taal.
Dhakhtarka ilkaha (C)
De tandarts (C)
Taalniveau: A2
Waxaad dhagaysanaysaa qaybta labaad ee wada hadalka u dhexeeya Mudane Osman iyo dhakhtarka ilkaha. Waxaad baranaysaa erayo cusub, waxaadna ku tababaranaysaa ku dhawaaqidda P iyo B.
Je luistert naar het tweede deel van het gesprek tussen meneer Osman en de tandarts. Je leert nieuwe woorden en je oefent met de uitspraak van de P en de B.
Xarunta Dhallinyarada iyo Qoyska (A)
Het CJG (A)
Taalniveau: A1
Juanita waxay saaxiibteed shaqada uga sheekaynaysaa ballan ay wiilkeeda uga leedahay Xarunta Dhallinyarada iyo Qoyska. Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalka oo waxaad baranaysaa erayo sida “baaritaanka indhaha”, “miisaamid” iyo “koritaanka ilmahaaga”. Waxa kale oo aad ku tababaranaysaa sida aad Xarunta Dhallinyarada iyo Qoyska uga hadli karto dadka kale.
Juanita vertelt aan haar collega over een afspraak bij het CJG voor haar zoon. Je luistert naar het gesprek en leert woorden zoals ‘oogtest’, ‘wegen’ en ‘ontwikkeling van je kind’. Je oefent ook hoe je over het CJG kunt praten met anderen.
Xarunta Dhallinyarada iyo Qoyska (B)
Het CJG (B)
Taalniveau: A1
Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalkii labaad ee u dhexeeya Corrine iyo Juanita. Waxay ka hadlayaan Xarunta Dhallinyarada iyo Qoyska iyo waxa aad halkaas ka qaban karto, sida ka qaybgalka koorso ama talo laga weydiisto barbaarinta carruurta. Waxa kale oo aad ku tababaranaysaa dhawaaqidda erayada leh xarfaha B, V iyo W.
Je luistert naar het tweede gesprek tussen Corrine en Juanita. Ze praten over het CJG en wat je daar kunt doen, zoals een cursus volgen of advies vragen over opvoeding. Je oefent ook met de uitspraak van woorden met de letters B, V en W.
Xarunta Dhallinyarada iyo Qoyska (C)
Het CJG (C)
Taalniveau: A1
Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalka u dhexeeya Corrine iyo Juanita. Dabadeed waxaad ku tababaranaysaa erayo cusub, sida “barbaarinta carruurta” iyo “isku-kalsoonaanta”. Waxa kale oo aad helaysaa macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Xarunta Dhallinyarada iyo Qoyska. Dhammaadka waxaad mar kale maqashaa wada hadalkii oo dhan.
Je luistert naar het gesprek tussen Corrine en Juanita. Daarna oefen je de nieuwe woorden, zoals ‘opvoeden’ en ‘zelfvertrouwen’. Je krijgt ook extra informatie over het CJG. Aan het eind hoor je het hele gesprek nog een keer.
Kulanka tobanka daqiiqo (A)
Het tienminutengesprek (A)
Taalniveau: A1
Waxaad dhagaysanaysaa wada hadal u dhexeeya hooyo Ayaan iyo macallimadda. Waxay ka hadlayaan sida ay gabadha Ayaan uga tahay dugsiga. Waxaad baranaysaa erayo cusub sida “faraxsan”, “warbixinta dugsiga” iyo “madax-bannaan”. Waxaad ku tababaranaysaa sida aad wada hadal ula yeelan karto macallimadda.
Je luistert naar een gesprek tussen moeder Ayaan en de juf. Ze praten over hoe het met de dochter van Ayaan gaat op school. Je leert nieuwe woorden zoals ‘vrolijk’, ‘rapport’ en ‘zelfstandig’. Je oefent hoe je een gesprek met de juf kunt voeren.
Kulanka tobanka daqiiqo (B)
Het tienminutengesprek (B)
Taalniveau: A1
Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalkii labaad ee u dhexeeya Ayaan iyo macallimadda. Waxay ka hadlayaan “akhriska fahamka”. Waxaad baranaysaa erayo cusub sida “si tartiib ah”, “tababarid” iyo “muhiim”. Waxaad maqlaysaa sababta ay muhiim u tahay in guriga wax lagu akhriyo iyo sida taas loo tababaran karo.
Je luistert naar het tweede deel van het tienminutengesprek. Ayaan en de juf praten over ‘begrijpend lezen’. Je leert nieuwe woorden zoals ‘langzaam’, ‘oefenen’ en ‘belangrijk’. Je hoort waarom het belangrijk is om thuis te lezen en hoe je dat kunt oefenen.
Kulanka tobanka daqiiqo (C)
Het tienminutengesprek (C)
Taalniveau: A1
Waxaad ku tababaranaysaa sida loo fahmo warbixinta dugsiga ee ilmahaaga: maxaa wanaagsan, maxaase xun? Waxa kale oo aad baranaysaa sida su’aalo loo waydiiyo macallimadda ama macallinka. Dhammaadka waxaad mar kale dhagaysanaysaa wada hadalkii oo dhan ee u dhexeeyey Ayaan iyo macallimadda.
Je oefent hoe je het rapport van je kind begrijpt: wat is positief en wat is negatief? Je leert ook vragen stellen aan de juf of meester. Aan het eind luister je nog een keer naar het hele gesprek tussen Ayaan en de juf.
Wada hadal lala yeesho waalid kale (A)
Gesprek met een andere ouder (A)
Taalniveau: A1
Waxaad dhagaysanaysaa wada hadal u dhexeeya Taban iyo Meryem oo ka dhacaya barxadda dugsiga. Waxay ka hadlayaan carruurtooda iyo dugsiga. Waxaad baranaysaa erayo cusub sida “bisha”, “macallinka” iyo “xishood badan”. Waxaad ku tababaranaysaa ka hadalka dugsiga iyo waalidiinta kale.
Je luistert naar een gesprek tussen Taban en Meryem op het schoolplein. Ze praten over hun kinderen en over de school. Je leert nieuwe woorden, zoals ‘de maand’, ‘de meester’ en ‘verlegen’. Je oefent met praten over school en andere ouders.
Wada hadal lala yeesho waalid kale (B)
Gesprek met een andere ouder (B)
Taalniveau: A1
Waxaad dhagaysanaysaa wada hadalkii labaad ee u dhexeeya Taban iyo Meryem. Waxay ka hadlayaan shaqo iyo carruur. Waxaad ku tababaranaysaa fahamka wada hadalka. Waxa kale oo aad maqlaysaa waxa xannaano carruureeddu tahay iyo waxa waalidiintu sameeyaan marka ay shaqaynayaan.
Je luistert naar het tweede gesprek tussen Taban en Meryem. Ze praten over werk en kinderen. Je oefent met het begrijpen van het gesprek. Ook hoor je wat een crèche is en wat ouders doen als ze werken.
Wada hadal lala yeesho waalid kale (C)
Gesprek met een andere ouder (C)
Taalniveau: A1
Waxaad mar kale dhagaysanaysaa wada hadalka u dhexeeya Taban iyo Meryem. Waxaad baranaysaa erayo cusub oo ku jira wada hadalka. Dabadeed waxaad ku tababaranaysaa weedho sida: “Isagu waa xishood badan yahay” iyo “Iyadu way shaqaysaa”. Dhammaadka waxaad mar kale maqashaa wada hadalkii oo dhan.
Je luistert nog een keer naar het gesprek tussen Taban en Meryem. Je leert nieuwe woorden uit het gesprek. Daarna oefen je met zinnen zoals: “Hij is verlegen” en “Zij werkt”. Aan het eind hoor je het hele gesprek opnieuw.
Kulan waalidiin oo dugsiga ah (A)
Ouderbijeenkomst op school (A)
Taalniveau: A1
Dugsigu mararka qaarkood wuxuu abaabulaa kulan waalidiin. Markaas macallimadda ama macallinku wuxuu waalidiinta siiyaa macluumaad. Podcast-kan waxaad ku dhagaysanaysaa macallinka iyo waalidiinta habeen xog-warran ah.
De school organiseert soms een ouderbijeenkomst. De juf of meester geeft dan informatie aan de ouders. In deze podcast luister je naar de leerkracht en ouders op een informatieavond.
Kulan waalidiin oo dugsiga ah (B)
Ouderbijeenkomst op school (B)
Taalniveau: A1
Waxaad dhagaysanaysaa qaybta labaad ee kulanka waalidiinta ee fasalka. Macallinku wuxuu ka hadlayaa kaamka dugsiga. Waxaad maqlaysaa inta uu kaamku socdo, meesha ay carruurtu seexdaan, iyo cidda la socota.
Je luistert naar het tweede deel van de ouderbijeenkomst in de klas. De leerkracht vertelt over het schoolkamp. Je hoort hoe lang het kamp duurt, waar de kinderen slapen, en wie er meegaan.
Kulan waalidiin oo dugsiga ah (C)
Ouderbijeenkomst op school (C)
Taalniveau: A2
Waxaad dhagaysanaysaa qaybta saddexaad ee kulanka waalidiinta ee dugsiga. Macallinku wuxuu ka hadlayaa fasaxa dayrta. Dhammaadka waxaad mar kale dhagaysanaysaa wada hadalkii oo dhan ee kulanka waalidiinta.
Je luistert naar het derde deel van de ouderbijeenkomst op school. De leerkracht vertelt over de herfstvakantie. Aan het eind luister je nog een keer naar het hele gesprek van de ouderbijeenkomst.
Xarunta Dhalinyarada iyo Qoyska (A)
Het CJG (A)
Taalniveau: A2
Juanita waxay saaxiibkeed uga sheekaysaa ballan ay wiilkeeda ugu leedahay CJG. Waxaad dhegaysanaysaa sheekada, waxaana aad baranaysaa ereyo sida ‘baaritaanka indhaha’, ‘miisaanid’ iyo ‘korriinka ilmahaaga’. Waxa kale oo aad ku tababaranaysaa sida aad dadka kale ugala hadli karto CJG.
Juanita vertelt aan haar collega over een afspraak bij het CJG voor haar zoon. Je luistert naar het gesprek en leert woorden zoals ‘oogtest’, ‘wegen’ en ‘ontwikkeling van je kind’. Je oefent ook hoe je over het CJG kunt praten met anderen.
Xarunta Dhalinyarada iyo Qoyska (B)
Het CJG (B)
Taalniveau: A2
Juanita waxay wiilkeeda kula jirtaa CJG. Waxay shaqaalaha kala hadlaysaa tallaalada. Waxaad maqashaa waxa tallaalka BMR yahay, goorta carruurtu tallaal helaan, iyo waxa ay noqon karaan waxyeellooyinka ka dhalan kara. Waxaad baranaysaa ereyo cusub, waxaana aad ku tababaranaysaa ku dhawaaqidda dhawaaqyada B, V iyo W.
Juanita is met haar zoon bij het CJG. Ze praat met de medewerker over vaccinaties. Je hoort wat een BMR-prik is, wanneer kinderen een vaccinatie krijgen, en wat de bijwerkingen kunnen zijn. Je leert nieuwe woorden en je oefent de uitspraak van de klanken B, V en W.
Xarunta Dhalinyarada iyo Qoyska (C)
Het CJG (C)
Taalniveau: A2
Waxaad dhegaysanaysaa laba sheeko: mid dhex maraysa Juanita iyo saaxiibkeed, iyo mid dhex maraysa Juanita iyo shaqaale ka tirsan CJG. Waxay ka hadlayaan tallaalada, cudurrada iyo waxa CJG u qaban karto waalidiinta iyo carruurta. Waxaad helaysaa xog dheeraad ah oo ku saabsan CJG. Waxaad baranaysaa goorta aad la xiriiri karto CJG iyo arrimaha aad kala hadli karto.
Je luistert naar twee gesprekken: tussen Juanita en haar collega en tussen Juanita en een medewerker van het CJG. Ze praten over vaccinaties, ziektes en wat het CJG allemaal kan doen voor ouders en kinderen. Je krijgt extra informatie over het CJG. Je leert wanneer je contact kunt opnemen met het CJG en waarvoor.
Wadahadalka toban-daqiiqo ah (A)
Het tienminutengesprek (A)
Taalniveau: A2
Waxaad dhegaysanaysaa wadahadalka toban-daqiiqo ah ee u dhexeeya Ayaan, hooyada Silva, iyo marwo Mobin, macallimadda Silva. Waxay ka hadlayaan sida ay gabadha Ayaan ugu socoto dugsiga. Waxaad baranaysaa ereyo cusub sida ‘faraxsan’, ‘warbixin’ iyo ‘isku filan’. Waxaad ku tababaranaysaa sida aad macallimadda ula hadli karto.
Je luistert naar het tienminutengesprek tussen Ayaan, de moeder van Silva, en mevrouw Mobin, de juf van Silva. Ze praten over hoe het met de dochter van Ayaan gaat op school. Je leert nieuwe woorden zoals ‘vrolijk’, ‘rapport’ en ‘zelfstandig’. Je oefent hoe je een gesprek met de juf kunt voeren.
Wadahadalka toban-daqiiqo ah (B)
Het tienminutengesprek (B)
Taalniveau: A2
Waxaad dhegaysanaysaa qaybta labaad ee wadahadalka toban-daqiiqo ah. Ayaan iyo macallimaddu waxay ka hadlayaan ‘akhriska fahamka’. Waxaad baranaysaa ereyo cusub sida ‘si tartiib ah’, ‘ku celcelin’ iyo ‘muhiim’. Waxaad maqashaa sababta ay muhiim u tahay in guriga wax lagu akhriyo iyo sida loo tababaran karo.
Je luistert naar het tweede deel van het tienminutengesprek. Ayaan en de juf praten over ‘begrijpend lezen’. Je leert nieuwe woorden zoals ‘langzaam’, ‘oefenen’ en ‘belangrijk’. Je hoort waarom het belangrijk is om thuis te lezen en hoe je dat kunt oefenen.
Wadahadalka toban-daqiiqo ah (C)
Het tienminutengesprek (C)
Taalniveau: A2
Waxaad ku tababaranaysaa sida aad u fahmi karto warbixinta ilmahaaga: maxaa wanaagsan, maxaase aan wanaagsanayn? Waxa kale oo aad baranaysaa sida aad su’aalo u weydiin karto macallinka ama macallimadda. Dhamaadka, waxaad mar kale dhegaysanaysaa wadahadalka oo dhan ee u dhexeeya Ayaan iyo macallimadda.
Je oefent hoe je het rapport van je kind begrijpt: wat is positief en wat is negatief? Je leert ook vragen stellen aan de juf of meester. Aan het eind luister je nog een keer naar het hele gesprek tussen Ayaan en de juf.
Wadahadal lala yeesho waalid kale (A)
Gesprek met een andere ouder (A)
Taalniveau: A2
Nora waxay barxadda dugsiga kula sheekaysataa waalid kale, Sophia. Wiilka Nora dhalashadiisu waa dhowdahay, waxayna garan la’dahay sida dhalashada dugsiga uga dhacdo. Sophia waxay sharxaysaa waxa carruurtu fasalka ku sameeyaan marka uu qof dhalasho leeyahay. Waxaad dhegaysanaysaa sheekadooda, waxaana aad baranaysaa ereyo cusub sida: dhalasho leh, wax qaybin, iyo fasal.
Nora praat op het schoolplein met een andere ouder, Sophia. Nora’s zoon is bijna jarig en ze weet niet hoe een verjaardag op school gaat. Sophia legt uit wat de kinderen doen in de klas als ze jarig zijn. Je luistert naar hun gesprek en leert nieuwe woorden zoals: jarig zijn, trakteren en klas.
Wadahadal lala yeesho waalid kale (B)
Gesprek met een andere ouder (B)
Taalniveau: A2
Nora waxay barxadda dugsiga kula sii hadlaysaa Sophia. Wiilkeedu wuxuu ku dhow yahay dhalashadiisa, wuxuuna doonayaa inuu qabto xaflad carruur. Nora waxay weydiinaysaa sida ay taasi uga shaqayso Nederland. Sophia waxay sharxaysaa waxa lagu sameeyo xaflad carruur: inta carruur ah ee la casuumo, waxa la cuno, iyo sababta aan martiqaadka dugsiga looga bixin karin. Waxaad baranaysaa sida waalidiintu uga wada hadlaan xafladaha iyo ballamaha.
Nora praat verder met Sophia op het schoolplein. Haar zoon is bijna jarig en wil een kinderfeestje geven. Nora vraagt hoe dat werkt in Nederland. Sophia legt uit wat je doet op een kinderfeestje: hoeveel kinderen je uitnodigt, wat je eet, en waarom je de uitnodiging niet op school mag geven. Je leert hoe ouders met elkaar praten over feestjes en afspraken.
Wadahadal lala yeesho waalid kale (C)
Gesprek met een andere ouder (C)
Taalniveau: A2
Waxaad mar kale dhegaysanaysaa Nora iyo Sophia. Waxay ka hadlayaan xafladda carruurta. Kadib waxaad ku tababaranaysaa ereyo cusub sida ‘martiqaad’ iyo ‘ballansan’. Waxa kale oo aad ku tababaranaysaa samaynta jumlado leh ‘isaga’ iyo ‘iyada’. Dhamaadka, waxaad mar kale dhegaysanaysaa wadahadalka oo dhan.
Je luistert nog een keer naar Nora en Sophia. Ze praten over het kinderfeestje. Daarna oefen je nieuwe woorden zoals ‘uitnodiging’ en ‘afspreken’. Je oefent ook met zinnen maken met ‘hij’ en ‘zij’. Aan het eind luister je nog een keer naar het hele gesprek.
Kulanka waalidiinta ee dugsiga (A)
Ouderbijeenkomst op school (A)
Taalniveau: A2
Dugsigu mararka qaarkood wuxuu qabtaa kulan waalidiinta. Macallinku markaas wuxuu waalidiinta siiyaa macluumaad. Podcast-kan waxaad ku dhegaysanaysaa macallinka iyo waalidiinta oo jooga habeenka macluumaadka.
De school organiseert soms een ouderbijeenkomst. De juf of meester geeft dan informatie aan de ouders. In deze podcast luister je naar de leerkracht en ouders op een informatieavond.
Kulanka waalidiinta ee dugsiga (B)
Ouderbijeenkomst op school (B)
Taalniveau: A2
Waxaad dhegaysanaysaa qaybta labaad ee kulanka waalidiinta ee fasalka. Macallinku wuxuu ka warramayaa xerada dugsiga. Waxaad maqashaa inta ay xeradu socoto, meesha ay carruurtu seexanayaan, iyo cidda la socon doonta.
Je luistert naar het tweede deel van de ouderbijeenkomst in de klas. De leerkracht vertelt over het schoolkamp. Je hoort hoe lang het kamp duurt, waar de kinderen slapen, en wie er meegaan.
Kulanka waalidiinta ee dugsiga (C)
Ouderbijeenkomst op school (C)
Taalniveau: A2
Waxaad dhegaysanaysaa qaybta saddexaad ee kulanka waalidiinta ee dugsiga. Macallinku wuxuu ka warramayaa fasaxa dayrta. Dhammaadka, waxaad mar kale dhegaysanaysaa wadahadalka oo dhan ee kulanka waalidiinta.
Je luistert naar het derde deel van de ouderbijeenkomst op school. De leerkracht vertelt over de herfstvakantie. Aan het eind luister je nog een keer naar het hele gesprek van de ouderbijeenkomst.
Wareysiga shaqo (A)
Het sollicitatiegesprek (A)
Taalniveau: A1
Maria waxay wareysi shaqo la leedahay maamulaha dukaanka dharka. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad baranaysaa ereyo cusub.
Maria heeft een sollicitatiegesprek met de manager van een kledingwinkel. Je luistert naar het gesprek en leert nieuwe woorden.
Wareysiga shaqo (B)
Het sollicitatiegesprek (B)
Taalniveau: A1
Wada hadalka u dhexeeya Maria iyo maamulaha dukaanka dharka wuu sii socdaa. Maria waxay sheegaysaa inay rabto inay waqti-dhiman ka shaqayso, sababtoo ah waxay leedahay ilmo. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad baranaysaa ereyo cusub.
Het gesprek tussen Maria en de manager van de kledingwinkel gaat verder. Maria zegt dat ze parttime wil werken, omdat ze een kind heeft. Je luistert naar het gesprek en leert nieuwe woorden.
Wareysiga shaqo (C)
Het sollicitatiegesprek (C)
Taalniveau: A1
Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka oo dhan ee u dhexeeya Maria iyo Khalid. Waxaad ku tababaranaysaa ka jawaabista su’aalaha ku saabsan wada hadalka.
Je luistert naar het hele gesprek tussen Maria en Khalid. Je oefent met vragen beantwoorden over het gesprek.
Wadahadalka qiimaynta shaqada (A)
Het functioneringsgesprek (A)
Taalniveau: A1
Elisabeth waxay la hadlaysaa madaxdeeda Bobby. Waxay ka hadlayaan shaqadeeda. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad baranaysaa ereyo cusub.
Elisabeth praat met haar baas Bobby. Ze praten over haar werk. Je luistert naar het gesprek en je leert nieuwe woorden.
Wadahadalka qiimaynta shaqada (B)
Het functioneringsgesprek (B)
Taalniveau: A1
Elisabeth waxay sii wadataa hadalka ay la leedahay madaxdeeda. Ma shaqayn karto saacado dheeraad ah, sababtoo ah waa inay ilmaheeda ka soo qaaddaa xannaanada carruurta. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad ku tababaranaysaa ereyada iyo jumladaha adag ee wada hadalka.
Elisabeth praat verder met haar baas. Ze kan niet overwerken omdat ze haar kind moet ophalen van de crèche. Je luistert naar het gesprek en oefent moeilijke woorden en zinnen uit het gesprek.
Wadahadalka qiimaynta shaqada (C)
Het functioneringsgesprek (C)
Taalniveau: A1
Elisabeth waxay kala hadlaydaa madaxdeeda koorso. Waxaad maqashaa sida loo sheego in aad rabto inaad koorso qaadato. Waxaad ku tababaranaysaa ereyo sida ‘ka wadahadal’ iyo ‘koorsada’.
Elisabeth praat met haar baas over een cursus. Je hoort hoe je kunt zeggen dat je een cursus wilt doen. Je oefent woorden zoals ‘bespreken’ en ‘de cursus’.
Dhibaato shaqada ka jirta (A)
Een probleem op het werk (A)
Taalniveau: A1
Elisabeth waxay qabtaa dhibaato. Waxay rabtaa fasax, laakiin kama heli karto nidaamka internetka inay codsato fasax. Waxay la hadlaysaa madaxdeeda waxayna ka codsanaysaa caawimaad. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad baranaysaa ereyo cusub.
Elisabeth heeft een probleem. Ze wil op vakantie, maar het lukt haar niet om vrij te nemen via het online programma. Ze praat met haar baas en vraagt om hulp. Je luistert naar het gesprek en leert nieuwe woorden.
Dhibaato shaqada ka jirta (B)
Een probleem op het werk (B)
Taalniveau: A1
Wada hadalka u dhexeeya Elisabeth iyo madaxdeeda wuu sii socdaa. Madaxdu waxay caawisaa Elisabeth. Hadda iyadu way samayn kartaa keligeed. Waxaad ku tababaranaysaa ereyada adag ee wada hadalka.
Het gesprek tussen Elisabeth en haar baas gaat verder. De baas helpt Elisabeth. Nu kan ze het zelf doen. Je oefent met de moeilijke woorden van het gesprek.
Dhibaato shaqada ka jirta (C)
Een probleem op het werk (C)
Taalniveau: A1
Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka oo dhan ee u dhexeeya Elisabeth iyo madaxdeeda. Kadib waxaad ku tababaranaysaa ku dhawaaqidda su’aalaha iyo jawaabaha. Waxaad ku tababaranaysaa laxanka luqadda. Sidan ayaad si fiican ugu baranaysaa hadalka.
Je luistert naar het hele gesprek tussen Elisabeth en haar baas. Daarna oefen je met de uitspraak van vragen en antwoorden. Je oefent met de melodie van de taal. Zo leer je beter spreken.
Wareysiga shaqo (A)
Het sollicitatiegesprek (A)
Taalniveau: A2
Yasmine waxay wareysi shaqo la leedahay mudane van Gent, oo ah maamulaha makhaayad. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad ku tababaranaysaa ereyo cusub.
Yasmine heeft een sollicitatiegesprek met meneer van Gent, de baas van een restaurant. Je luistert naar het gesprek en oefent met nieuwe woorden.
Wareysiga shaqo (B)
Het sollicitatiegesprek (B)
Taalniveau: A2
Wada hadalka u dhexeeya Yasmine iyo maamulaha makhaayadda wuu sii socdaa. Waxay ka hadlayaan shaqada iyo mushaharka. Waxaad baranaysaa ereyo aad uga hadasho shaqada.
Het gesprek tussen Yasmine en de baas van het restaurant gaat verder. Ze praten over het werk en het salaris. Je leert woorden om over te werk te praten.
Wareysiga shaqo (C)
Het sollicitatiegesprek (C)
Taalniveau: A2
Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka oo dhan ee u dhexeeya Yasmine iyo mudane van Gent. Waxaad ku tababaranaysaa ereyada muhiimka ah. Waxaad ku tababaranaysaa fahamka iyo ka hadalka shaqo codsiga.
Je luistert naar het hele gesprek tussen Yasmine en meneer van Gent. Je oefent met de belangrijke woorden. Je oefent met het begrijpen en praten over solliciteren.
Wadahadalka qiimaynta shaqada (A)
Het functioneringsgesprek (A)
Taalniveau: A2
Elisabeth waxay la hadlaysaa madaxdeeda Bobby. Waxay ka hadlayaan shaqadeeda. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad baranaysaa ereyo cusub.
Elisabeth praat met haar baas Bobby. Ze praten over haar werk. Je luistert naar het gesprek en je leert nieuwe woorden.
Wadahadalka qiimaynta shaqada (B)
Het functioneringsgesprek (B)
Taalniveau: A2
Elisabeth waxay sii wadataa hadalka ay la leedahay madaxdeeda. Ma shaqayn karto saacado dheeraad ah, sababtoo ah waa inay ilmaheeda ka soo qaaddaa xannaanada carruurta. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad ku tababaranaysaa ereyada iyo jumladaha adag ee wada hadalka.
Elisabeth praat verder met haar baas. Ze kan niet overwerken omdat ze haar kind moet ophalen van de crèche. Je luistert naar het gesprek en oefent moeilijke woorden en zinnen uit het gesprek.
Wadahadalka qiimaynta shaqada (C)
Het functioneringsgesprek (C)
Taalniveau: A2
Elisabeth waxay kala hadlaysaa madaxdeeda koorso. Waxaad baranaysaa sida arrin noocaas ah looga wada hadlo goobta shaqada. Waxaad ku tababaranaysaa ereyo sida ‘ka wadahadal’ iyo ‘koorsada’.
Elisabeth praat met haar baas over een cursus. Je leert hoe je zoiets kunt bespreken op je werk. Je oefent woorden zoals ‘bespreken’ en ‘de cursus’.
Dhibaato shaqada ka jirta (A)
Een probleem op het werk (A)
Taalniveau: A2
Elisabeth waxay qabtaa dhibaato: waxay rabtaa inay waqti fasax ah uga qaadato saacadaha dheeraadka ah, laakiin sida ay sheegtay Waaxda Shaqaalaha, saacado dheeraad ah kama harin. Arrintaas ayay la wadaagtaa madaxdeeda. Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka, waxaana aad baranaysaa ereyo cusub.
Elisabeth heeft een probleem: ze wil vakantie nemen van haar overuren, maar volgens Personeelszaken heeft ze geen overuren meer. Ze bespreekt dit met haar baas. Je luistert naar het gesprek en leert nieuwe woorden.
Dhibaato shaqada ka jirta (B)
Een probleem op het werk (B)
Taalniveau: A2
Wada hadalka u dhexeeya Elisabeth iyo madaxdeeda wuu sii socdaa. Madaxdu waxay caawisaa Elisabeth. Waxaad ku tababaranaysaa jumlado aad ku tiraahdo marka aadan wax fahmin ama aad caawimaad u baahan tahay.
Het gesprek tussen Elisabeth en haar baas gaat verder. De baas helpt Elisabeth. Je oefent met zinnen als je iets niet begrijpt of hulpt nodig hebt.
Dhibaato shaqada ka jirta (C)
Een probleem op het werk (C)
Taalniveau: A2
Waxaad dhegaysanaysaa wada hadalka oo dhan ee u dhexeeya Elisabeth iyo madaxdeeda. Kadib waxaad ku tababaranaysaa jumlado iyo ku dhawaaqidda. Sidaas ayaad si fiican uga hadli kartaa dhibaatooyinka shaqada.
Je luistert naar het hele gesprek tussen Elisabeth en haar baas. Daarna oefen je met zinnen en de uitspraak. Zo kun je beter praten over problemen op je werk.